Baro software development Af‑Soomaali

Ka bilow Zero ilaa aad noqoto Developer dhab ah.

Casharro Somali ah, projects real‑world, iyo wadada saxda ah ee React, Next.js, Node, databases, iyo deployment — si aad u barato, u dhisto, oo shaqo u hesho.

Ku bilow roadmap kooban — wax ku baro, wax ku dhis, kadib deploy.

Roadmap

Frontend → Backend → Database → Auth → Deployment

Preview0:45
Si toos ahoo aan waqti lumin

Casharro kooban, natiijo badan

SoftCamper casharradiisu waa focused oo fluff‑free ah — si aad u horumariso skills‑kaaga (xitaa haddii aad mashquulsan tahay). Waxaad helaysaa waxa aad u baahan tahay: guideline cad, tusaalooyin real‑world, iyo projects dhab ah.

Theory yar, practice badan
Tusaalooyin real‑scenario
Cashar 5–12 daqiiqo
Roadmap + projects
© 2026 Softcamper. All rights reserved.